Home Wararka Maanta Sharuudaha Talaalka Qofka ka Shaqeynaya Daryeelka Caafimaadka

Sharuudaha Talaalka Qofka ka Shaqeynaya Daryeelka Caafimaadka

0
FOTO Björn Larsson Rosvall / SCANPIX

Laga bilaabo Janaayo 1, 2022, qof kasta oo shaqo ka haya waaxda caafimaadka ama shaqo ka raadsanaya gudaha gobolka Dalarna wuxuu u baahan doonaa inuu caddeeyo inuu qaatay tallaalay fayraska Corona.

Helen Eliasson, oo ah guddoomiye ku xigeenka guddiga maamulka gobolka, ayaa sheegtay in go’aanka uusan ahayn shuruudo cad oo shaqo looga helayo gobolka.

“Haddii aad ka shaqeyso meel u dhow bukaan, waxaan qabaa inaad is talaalsho,” ayay raacisay.

Lataliyaha gobolka Västrajötland, Per Lundqvist, oo haga siyaasadda daryeelka caafimaadka ee gobolka, ayaa aaminsan in tani ay horay uga soo shaqeysay isbitaallada Västrajutland ilaa hadda, laakiin wuxuu sheegay in uusan hadda u muuqan baahida loo qabo go’aan siyaasadeed.

“Tusaale ahaan Isbitaalka Sahlgrenska, waxay shaqaalaha qaateen heerka tallaalka in ka badan 95%, .

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here