Waxaa maanta curtay sanad cusub oo ah sanadka 2018-ka. Waaa sanad ka duwan sanno badan oo ina dhaafay. Waa sanadk kheyrkiisa iyo wanaagiisa la rajeenayo.
Waxaan sanadkan cusub haddii aanu nahaya bahda shabakada Somaliska, u rajeeynayaa ummadda soomaaliyeed iyo sanadkan noqdo sanadkii ay ku ilaawi lahaayeen wixii mahadho ah ee ay dagaaladii sokeeye reebeen. Sanadkii iyo bash-bbashta iyo barwaaqada.
Xafiiska warqabadka Somaliska
Ee Göteborg
Wararka kale ee Maanta
AD