Sida ay sheegtay warbaahinta Dalka Sweden Waxaa Xaafada Södertälje lagu dilay Salwan oo ahaa nin Asal ahaan kasoo jeeda Dalka Ciraaq kaasi oo dhoor jeer gubay Quraanka Kariimka.
Salwan ayaa la toogtay Xili uu ku sugnaa Hoygiisa waxana uu Dhawaan Sugayay Maxkamad kadib markii lagu soo eedeeyay Kicin Bulsho.
Rasmus Öhman oo ah dacwad oogaha kiiska wuxuuna xaqiijiyay inuu dhintay Salwan Momika .
– Waxa aannu xidhnay shan qof, dhammaantoodna waxa lagu tuhmay dilka, ayuu yidhi.
Wax yar ka dib 11 p.m ee Xalay ayaa Booliska lagu Wargaliyay Dilkan Ninkan
Wararka kale ee Maanta
AD