Home Wararka Caalamka Ruushka oo siidaayay Madaxdii Warshadda tamarta Nukliyeerka ee Ukraine

Ruushka oo siidaayay Madaxdii Warshadda tamarta Nukliyeerka ee Ukraine

0
Foto: Evgeniy Maloletka / AP

Agaasimaha guud ee warshadda tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhzhya ee Ukraine, Ihor Murashov, ayaa la sii daayay ka dib markii ay xireen ilaalada Ruushka Jimcihii.

Madaxa Hay’adda Tamarta Nukliyeerka ee IAEA, Rafael Grossi, ayaa Twitter-ka ku soo qoray in Murashov la sii daayay.

– Waxaa la ii xaqiijiyay in Mr Murashov uu si nabad ah qoyskiisa ugu laabtay, ayuu qoray Grossi.

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelenskyi, ayaa cambaareeyay xarigga Ruushka ee Ihor Murashov galabnimadii Axadda .

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here