Munaasabad maanta ka dhacday Aqalka Kremlin-ka ee Ruushka ayaa waxa lagu Dhawaaqay in afar qeybood oo ka tirsan Ukraine ay ku biireen Dalkaasi.
Madaxweyne Vladimir Putin ayaa xaqiijiyay in aan weligood dib loo soo celin doonin Goboladaasi ku biiray Ruushka isla markana Difaacayaan.
“Waxaan ku difaaci doonnaa dhulkeena wax walba oo la heli karo,” ayuu yiri madaxweynaha Ruushka oo Khudbad ka jeediyay Munaasibadan.
Ruushka ayaa la wareegay Afar Gobol oo ka tirsan Ukraine kuwaasi oo ilaa hada ay ka socdaan Dagaalo.
Wararka kale ee Maanta
AD