Dhamaan bulshada somaliyed ee ku xiran Warbaahinta Somaliska ayaan ugu hambalyeeneenaa dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
Guud ahaan akhristayaasha Somaliska waxaan ugu mahadcelineenaa la socodka wararka Somaliska kuwooda Qaxootiga iyo Wararka caadiga.
Inta lagu guda jira bisha Ramadaan waxaa sii wadidoonaa wararkeena iyo sidoo kale Barnaamijyo ku saabsan Bisha Ramadaan.
dhanka kale iyadoo lagu jiro xili adag waxaa naga go’an tabinta xaalada ugu danbeesay ee ka jira Wadamada scandinavian ee dhanka corona iyo arimaha Qaxootiga.
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD