Home Wararka Maanta Qoysas Badan oo laga Saaray Guryahooda Sida uu sheegay Ururka kiraystayaasha

Qoysas Badan oo laga Saaray Guryahooda Sida uu sheegay Ururka kiraystayaasha

0
Foto: johan Nilsson

qoysas badan oo caruur leh ayaa laga saaraya guryahooda taasi oo walaac gelinaysa gudoomiyaha ururka kiraystayaasha Marie Linder. oo u warantay warbaahinta TT.

Qoysas badan ayaa laga saaray guryahooda sabab ay ugu weentahay xaalada dhaqaale ee heysata qoysaskaasi

– Waa koox aad u nugul, haddii guriga lagaa saarona, waxay ku dhowdahay inaan dib loo soo celin karin, ayay tidhi waxayna taasi ku tilmaantay “mid halis ah”.

Sida laga soo xigtay warbixinta Kronofogden, 188 qoys oo caruur leh ayaa laga saaray guriga qeybtii hore ee 2024 – koror 13 boqolkiiba marka la barbardhigo isla muddadaas sannadkii hore.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here