Halkaan ka daawo: http://somaliska.net/live/
Waa markale iyo waqtigii la qabanjiray muctamarka diiniga ah ee xagaaga ka dhaca wadamada Iskaandaneevia. Muctamarka sanadkaan ayaa ka dhici doona magaalada Göteborg ee galbeedka Sweden, taariikhdu markay tahay 30 Juni – 03 Juli.
Muctamarka ayaa ka dhici doona Masjidka Belevue iyadoo ay ka soo qeyb gali doonaan mushaaiqda caanka ah ee ay ka midyihiin…
Sh.Mustafa Xaaji Ismail
Sh. Maxamed Umul
Sh Cali M Saalax
Sh. C/rashiid Sh. Cali Suufi
Sh. Yuusuf Axmed
Sh. Maxamed Shafici
Sh. Maxmed D Rooble
Sh. C/raxmaan Abyad
Hadaba wixii ku saabsan muctamarka ayaad kala xiriiri kartaan telefoonada Masjidka Göteborg ee kala ah +46-31843917 ama +46-739437117.
Sanadkii hore ayaa muctamarka lagu qabtay magaalada Stockholm, iyadoo aan si Live ah uga soo daynay Somaliska.com – Insha Allah haddii ay noo suurto gasho ayaan isku dayi doonaa in aan Live u soo dayno sanadkaan.