xisbiga Moderaterna ayaa maanta soo bandhigay qorshihiisa doorashada hadii uu guuleesto ee ku aadan dhanka canshuurta.
Moderaterna ayaa sheegay in uu yareenayo canshuurta Dalka isla markana hoos u dhigayo hadii uu ku soo baxo doorashda isagoo balan qaaday lacag dheeraad ah oo laga jarayo.
dadka shaqeeya ayaa helidoona bishii lacag dhan 500 kronor oo dheeraad ah.
” Waan in ay wanaagsanaataa Shaqada Sweden ” Elisabeth Svantesson oo ka tirsan Xisbiga ayaa sidaasi sheegtay.
xisbiga waxa uu intaasi ku daray in dadka waaweyn ee shaqeeya la yareendoono canshuurtooda ilaa dhoor kun oo karoon si shaqadooda u feecnaato.
ugu danbeyn xisbiga ayaa sheegay in 36 billion oo kronor ay ka jaridoonaan lacagta canshuurta.
somaliska Stokcholm
Wararka kale ee Maanta
AD