Home News in English Migrationsverket-ka oo caddeyay shuruudaha looga baahan yahay carruurta si ay u helaan...

Migrationsverket-ka oo caddeyay shuruudaha looga baahan yahay carruurta si ay u helaan deggenaansho rasmi ah

1

Hay’ada Laanta Socdaalka ayaa cadeesay sharuudaha looga baahanyahay Caruurta si ay u helaan Deganaanshaha Rasmiga iyadoo la raacayo sharciga bilowday 20 july.

Laanta Socdaalka ayaa cadeesay in ugu horeyn muhiim aheyn in waalidka uu heesto sharciga Deganaansho oo rasmi ah waayo xataa hadii waalidka la masaafurinayo caruurta waxay heli karaan Degaansho rasmi ah.

Si Caruurta u helaan Deganaansho Rasmi ah Waxaa looga baahanyahay.

1 in Wadanka uu ku noolaa 3 Sano

2 Hadii uu Buuxiyo 15 Sano waxa uu helayaa Deganaansho Rasmi ah hadii uusan galin wax danbi ah.

3 hadii uu gaaray 18 sano qofka waa in uu caawiyaa naftiisa si lamid ah dadka kale.

Caruurta waxay heli karaan Deganaansho Rasmi ah xataa hadii waalidka mid kamid ah uusan buuxin Sharuudaha caadiga.

Somaliska Stockholm

AD

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here