Mudo isbuuc ah kadib waxaa lasoo afjaray dhageysiga dacwada Mahad Abiib iyo Hay.ada UNE ee kasoo horjeeda in Mahad dib loogu celiyo Sharciga Dalka norway.
Dacwada oo qaadatay isbuuc ayaa labada dhinac waxay ku soo bandhigeen Cadeymo dheeraad ah lakin Cadeymaha Mahad Abiib waxaa ku jiray Xildhibaan ka tirsan Dowlada somaliya oo marqaati ahaan u yimid goobta.
Go.anka Dacwada ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo dhoor isbuuc kadib iyadoo rajada Mahad Abiib ay hada ka feecantahay sidii hore.
Markii ay soo dhamaatay Dacwada ayuu la hadlay Talafashinka TV2 ee dalka norway isagoo sheegay in xiligan uu rajeynayo ku guuleysiga dacwada.
Wixii ku soo kordha Natiijada Dacwada Lasoco
Somaliska Oslo
Wararka kale ee Maanta
AD
Mashaalaah Ilaahay waxaani Uga Rajayn in uu dacwada ku guulaysto Gaaladana uga hiiliyo waxaa igu.maqaalo aj Xilshibaan sakariyaa dartiis Somaaliya Uga yimaaday Alah ahbar
Allaha ka siiyo guul waxaad Yaa Rabi .????