Home Wararka Caalamka Maria Mindhammar oo loo Magacaabay Agaasimaha guud ee Laanta Socdaalka

Maria Mindhammar oo loo Magacaabay Agaasimaha guud ee Laanta Socdaalka

0
Foto: Jonas Ekströmer/TT

Maria Mindhammar ayaa noqon doonta agaasimaha guud ee cusub ee Wakaalada Socdaalka. Waxay xafiiska la wareegeysaa Sebtembar sida ay sheegtay wasiirka socdaalka Maria Malmer Stenergard (M).

Mindhammar hadda waa agaasimaha guud ee Xarunta Shaqada.

“Waxaan rajeynayaa oo aan aaminsanahay in aan ku biirin karo waayo-aragnimadayda iyo sidoo kale qaar ka mid ah fikradaha cusub, waqtiga isbeddelka ee howlaha hay’adda,” ayay Mindhammar ku sheegtay shir jaraa’id.

Agaasimaha Cusub ee laanta Socdaalka ayaa ku so aadeysa xili laanta Socdaalka Sweden ay sanadihii ugu danbeeyay ay soo saartay Sharciyo cusub kuwaasi oo saameyn ku yeeshay dadka soogalootiga ah.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here