Inkastoo dowladda dalka Iswiidhan ay shaacisay in hakad ku sameeysay baaritaanka xudduudaha, hadana weli waxaa jira qaxooti magangalyo dalkaan weeydiisanaya kuwaas oo ay dalka soo galeen iyagoo boqol kor u dhaafay.
Toddobaaadii hore ayaa dad gaaraya 396 qof, waxaa ay magangalyo weeydiisteen laanta socdaalka kuwaas oo codsiyadooda magangalyo la eeggayo. Tiradan ayaa ah mid 64% ka badan toddobaadkii ka sii horeeyey. sidaana waxaa lugu sheegay tirro koob  laanta socdaalka soo saartay. Sidoo kale bishii abriil ee sanadkan ayaa  waxaa codsi magangalyo soo . weydiistay 1572 ruux, marka la bar bar dhigo sanadkii hore isla bishii abriil oo dad lugu qiyaasay 2065 ay is dhiibeen.
Somaliska.com-Göteborg
Wararka kale ee Maanta
AD