Home News in English Magacyada 18 qof oo looga shakisan yahay Rabshadaha oo loo gudbiyay xeerilaaliyaha...

Magacyada 18 qof oo looga shakisan yahay Rabshadaha oo loo gudbiyay xeerilaaliyaha guud ee magaalada Linköping

0
Foto: Johan Nilsson / TT

Booliska Sweden ayaa xeer ilaalinta u gudbiyay magacyada 18 qof oo looga shakisan yahay inay dambiyo galeen kadib rabshadihii ka dhacay magaalada Linköping inta lagu guda jiray ciida Easter-ka.

Xeer ilaaliyaha kiiskan ayaa heysta ilaa 12-ka duhurnimo ee maanta inuu go’aan ka gaaro cidda ay codsaneyso in xabsiga lagu sii hayo.

Ilaa hadda, shan qof oo keliya ayaa la xidhay subaxnimadii Arbacada.

“Waxaan codsan doonaa in la xiro saddex ka mid ah, ma hayo wax war ah oo ku saabsan labada kale,” ayay tiri Eva Nemek Norde, oo ah xeer-ilaaliye ka tirsan xafiiska xeer ilaalinta ee Linköping.

“Saddexdan qof waxaa la xiri doonaa iyadoo lagu eedeynayo inay si xun u waxyeeleeyeen bilayska, ama rabshado ay sameeyeen,

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here