ku dhawaad 132 wadan ayaa ka qeyb galay abaal marinta degmada ugu wanaagsan dhanka deegaanka ee caalamka waxana qaaday Degmada Upsala ee Wadanka Sweden.
Sababaha keenay in Upsala ku guuleesato abaalmarintaasi ayaa ah kadib markii magaalada laga diiwaangaliyay Basakiilada iyo wali Gawaarida ku shaqeeya Korontada.
Ururka abaalmarintaasi u qaabilsan caalamka ee WWF. ayaa upsala u aqoonsaday magaalo ku feecan cimilada dhanka deegaanka aduunka.
taariikhda waa markii ugu horeesay oo abaalmarin nuucaasi ah la gudoonsiiyo caasimad kamid ah Wadanka sweden taasi oo ah hormar dhanka deegaanka ah.
Somaliska Stokcholm
Wararka kale ee Maanta
AD