Home Wararka Caalamka Madaxweynaha Mareykanka oo ka hadlay Qorshaha Dowlada Sweden oo gubista Quraanka

Madaxweynaha Mareykanka oo ka hadlay Qorshaha Dowlada Sweden oo gubista Quraanka

0
Photo BRIAN SNYDER

Todobaadyo Caro xoogan ka dhalatay Dunida islaamka ee ku aadan Falka lagu gubay Quraanka kariimka waxaa dhacdadaasi ka hadlay Madaxweynaha Mareykanka

Biden ayaa sheegay in Dalka Sweden uu ku hoolanyahay qorshe iyo istiraatijiyad looga hortagayo falka lagu gubo Quraanka kariimka.

Wuxuu rajo wanaagsan ka muujiyay suurtagalnimada in Sweden ay ku biirto isbaheysigan marka ay ogolaansho ka helaan Turkiga, isagoo tilmaamay in arrintaan ay tahay horumarka laga gaaray iibinta diyaaradaha F16 ee Turkiga iyo Giriiga, taas oo qayb ka ah dadaalka waddankiisa ee lagu xoojinayo NATO.

Saacado ka hor taariikhda shirka NATO, Washington waxay dooneysaa inay ka gudubto caqabadaha Turkiga ee ku wajahan ka mid noqoshada Iswiidhen ee isbahaysiga militariga.

Turkiga ayaa Sweden ugu baaqay in ay mamnuucaan dhammaan dhaqdhaqaaqyada ay kooxda PKK ka wadaan dhulkooda, oo ay ku jiraan bannaanbaxyada ay taageerayaashooda sameeyaan, halka dhacdadii dhawaan lagu gubay qur’aanka kariimka ah ee Stockholm ay arrintu cakirtay ka dib markii ay falcelin cadho leh ka dhalatay

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here