Dowlada Sweden ayaa shaqada ka joojisay Madaxii hay.ada ceymiska kadib markii laantaasi la kulantay dhaleceyn xoogan.
Ann-Marie Begler ayaa xilkaasi laga joojiyay kadib mudo sadax sano ah oo xilkasi ay heysay.
arimaha Xilka looga qaaday waxaa kamid ah dadka qaar oo ku adkaatay in ay helaan lacagta bukaanka ee (sjukskrivna)
tan iyo markii ay xilka qabatay waxaa hoos u dhacay tirada dadka qortay bukaanka sanadihii u danbeeyay.
Wasiirka arimaha Bulshada Annika Strandhäll ayaa xilkaasi waxay si ku meel gaar ah ugu magacowday Maria Hemström-Hemmingsson.
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD