Leila Ali Elmi ayaa noqotay gabar somaliyed oo ku biirtay barlamaanka Sweden iyadoo kasoo gashay dhanka xisbiga Miljöpartiet.
Xidhibaanada ayaana lagu dhaceeleeyay muuqaal ay ku baahisay dhanka internetka kaasi oo dhacay sanad kahor waxana dadka ka hadlay ku jira wariye Joakim Lamotte iyo dad kale oo ka xanaaqay.
Leila Ali Elmi ayaa muuqaalkaasi ciwaan uga dhigtay ” Sheyga ugu feecan aan arkay waqti dheer.
inkastoo warbaahinta somaliska aysan helin muuqaalka iyo waxyaabaha Leila ku kalifay in ay sharegareyso hadana wariyaha ayaa joornalka Expressen u sheegay sababta xisiga Miljöpartiga uu u jecladay arintan oo kale.
Leila Ali Elmi ayaa dhankeeda sheegtay in ay ka qoomameyneyso muuqaalkaasi ay sharegareysay sanad kahor sida lagu sheegay warbixinta.
Somaliska Stockholm
https://www.facebook.com/joakim.lamotte/videos/520316195061034/ Ninkaa cunsurigaa waa Kaas video uu ku heesto leyla