Home Wararka Maanta Labo Qof oo loo Xiray Toogasho ka dhacday Xaafada Rissne

Labo Qof oo loo Xiray Toogasho ka dhacday Xaafada Rissne

0
Photo: Fredrik Sandberg / TT

Labo qof ayaa la xiray kadib toogasho ka dhacday Rissne oo ku taal Sundbyberg ee waqooyiga Stockholm sida lagu qoray TT.

Labo nin ayaa loo qaaday isbitaalka. kuwaasi oo qabay dhaawacyo halis ah sida ay booliisku sheegeen.

Baaritaan horudhac ah oo lagu tuhmayo isku day dil iyo dambiyo hub oo halis ah ayaa la bilaabay. Guud ahaan lix qof ayaa xabsiga la dhigay ilaa hada.

Booliisku waxay ka shakisan yihiin inay xidhiidh la leeyihiin dembiyada abaabulan ee ka dhaca halkaasi.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here