Home Wararka Caalamka Kooxda Daalibaan oo la Wareegtay Caasimada Kabul iyo Madaxtooyada Dalkaasi

Kooxda Daalibaan oo la Wareegtay Caasimada Kabul iyo Madaxtooyada Dalkaasi

0
Photo/Reuters

Warbaahinta Carbeed ee Aljazeera ayaa tabinaysa in dagaalyahannada Taliban ay hadda gudaha ugu jiraan xarunta madaxtooyada eeKabul .

Warbaahina ayaa tabineysa kooxaha Daliban oo ku jira gudaha xaruunta waxana Sawirada qaar lagu arkayaa iyagoo hubeysan

Daalibaan ayaa la filayaa inay dhawaan ku dhawaaqdo Dowlada Islaamiga Afghanistan Qasriga Madaxtooyada .

Dowlada Mareykanka Ciidankeeda ayaa ka baxau wadankaasi taasi oo keentay in Daliban ay mar kale qabsadaan wadanka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here