Isbuucaan waxaa markii shanaad la weeraray masaajidka Flen Moske ee ku yaala magaalada Flen. Muaraayadaha masaajidka ayaa dhagaxaan lagu weeraray. Illaa iyo hadda lama garanayo cidii kadanbaysay dhibaatadaa. Masaajidka Flen ayaa horay u ahaan jiray goob kaniisad ah, iyadoo Muslimiinta ay iibsadeen sanadkii 2011 ka dibna ay u badaleen masaajid. Ma ahan markii ugu horeysay ee la weeraro Masaajidka.
Maamulka Masaajidka ayaa Muslimiinta ka codsaday in la caawiyo. Iyagoo sheegay in dagaal joogto ah lagu haayo masaajidka.
Daawo Video:
Wararka ugu Danbeeyay ee Maanta
AD