Xukuummadda dalka Iswiidhan ayaa dib u soo rogtay in shaqooyinkii ama howlihii Qaran ee ay dhalinyaradda qasab ku aheyd ineey qabtaan marka ay gaaraan da’da qaan gaarka. Bisha juun ee sanadkan ayaa dhalinyaradda dhalatay wixii ka dambeeyey sanadkii 199-kii loogu yeerayo qabashada howlaha shaqadda Qaran.
Talaabadan ayaa timid markii ay soo baxeen warar sheegaya in ciidanka aanu ku fileyn difaaca dalka ama haddii uu dagaal galo. Arrintan ayaa sidoo kale waxaa loo aanneynaa dhaq dhaqaaa meleteri ee uu Ruush-ku ka wado wadamadda Balkan-ka iyadoo Ruush-ku muddo haatan laga joogo saddex sanno la wareegay qeybo ka mid ah dalka Yukareeyn ema gobolka Kareym.
Somaliska.com
Göteborg
Wararka kale ee Maanta
AD