Home Wararka Maanta Hogaanka Siyaasada Xamaas oo loo doortay Yahya Sinwar

Hogaanka Siyaasada Xamaas oo loo doortay Yahya Sinwar

0

Yaxya Ibraahim Xasan Sinwar  oo ah 61 sano jir, ayaa qabanaya Booskii Ismaaciil Haniya, waana nin adag oo aad ay uga walaacsan tahay Israaiil, Muddo 22 sano ah ayuu xirnaa oo ku jiray xabsiyada Israaiil.

Dariiqada Qasa ayay isku baacsadaan isaga iyo ciidanka Israaiil, wuxuuna hoggaamiyaa howlgalka gudaha ee kooxdan

Dadka ugu doonista badan ee ay Israaiil raadinayso ayuu Liiska hore kaga jiraa.

Magacaabistiisa waxaa la aaminsan yahay inay kaalin weyn ka ciyaartay dawladda Iiraan oo sida muuqata aad u diidanayd Khalid Mashcal oo xilka hoggaamiyaha kooxdan loo saadaalinayey.

Howlgalkii duufaanta Gasa inuu maskaxdeeda qeyb lixaad leh ka qaatay ayaa u diwaangashan, madaxiisana waxaa dul saaran Lacag fara badan waana mayal adag oo Israel ay necel tahay.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here