Wararka laga helayo Xaruunta Barlamaanka ayaa sheegaya in Hogaamiyaha Xisbiga Moderateka Ulf Kristersson uu kulan la qaadanayo Afayeenka Barlaanka Sweden.
Kulanka ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee Ulf Kristersson la qaato Andreas Norlén tan iyo markii saaka uu Stefan ku dhawaaqay in uu ku fashilmay isku daygiisa dowlada Cusub.
Ulf Kristersson ayaa la filaya in uu ka hadlo arimo la xiriira bilaabida qorshaha ay wataan Xisbiyada si loo hordhigo barlamaanka.
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD