Dalka Sweden ayaa laga diiwaan galiyay heer kulkii ugu sareeyay in ka badan 30 sano, kadib markii uu gaaray 35.3 digrii magaalada Målilla ee koonfurta dalka.
Heerkulka ayaa la filayaa inuu kor u dhaafo rikoorkii la dhigay 1947 ee 38 digrii.
Kulaylka oo maalmihii la soo dhaafay ka taagnaa koonfurta Yurub ayaa gaaray halkii ugu sareesay dalka Sweden.
Heerkulka ayaa la filayaa inuu si wayn sare ugu kaco qaybo ka mid ah Jwadanka
Heerkulka ayaa la filayaa inuu hoos u dhaco Jimcaha.
Wararka kale ee Maanta
AD