Home Wararka Caalamka Hay’adda Gaadiidka Sweden oo Joojineysa Bedelka Liisanka Darawalnimada ee laga soo qaato...

Hay’adda Gaadiidka Sweden oo Joojineysa Bedelka Liisanka Darawalnimada ee laga soo qaato Wadamada Yurub

0
Foto Jonas Ekströmer / TT

Hay’adda gaadiidka Sweden ayaa rabta inay joojiso liisanka darawalnimada ee laga soo qaato Wadamada kale. Tani waxaa soo tebiyay dhowr warbaahin.

Dhowr waddan oo Yurub ah ayaa leh sharciyo xor ah marka ay timaado kala beddelashada shatiga darawalnimada.

Kumanaan kun oo qof ayaa lagu qiyaasaa in ay sanad walba ka safraan dalka Iswiidhan oo ay u safraan wadamada lagu magacaabo EEA si ay u qaataan leysanka darawalnimada ee wadan saddexaad oo lagu beddelanayo midka Yurub ah.

Hadda Hay’adda gaadiidka waxay doonaysaa, inay badasho qorshahaasi iyadoo soo saareysa sharciyo cusub sida in la helo cadeymo muujinaya imtixaanada uu sameeyay qofkaasi.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here