Home Wararka Caalamka Hargabka shimbiraha oo ku Fidaya Qeybo kamid ah Dalka UK

Hargabka shimbiraha oo ku Fidaya Qeybo kamid ah Dalka UK

0

Mar saddexaad Cudurka shimbiraha ah ayaa laga helay magaalada Watlington ee dalka UK, sida ay sheegtay  BBC-da .

Cudurkan cusub ayaa ah kii saddexaad ee muddo gaaban gudaheed laga Dalka England.

Boqortooyada Midowday (UK) waxay hadda la tacaaleysaa dillaaca hargabka shimbiraha ee ugu weyn abid.

Laga soo bilaabo Noofambar 1, wadar ahaan 60 fayraska dillaacay ayaa la ogaaday iyadoo mas’uuliyiinta Britain ay hadda qaadayaan tallaabo adag oo lagu joojinayo fiditaanka.

Dowlada ayaa dhanka kale la Tacaaleysa Feyruska Corona kaasi oo ku fidaya qeybo kamid ah Dalka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here