Home Wararka Maanta Goormee la Bilaabayaa Sharciyada Cusub ee Qaxootiga Sweden lagu adkeenayo

Goormee la Bilaabayaa Sharciyada Cusub ee Qaxootiga Sweden lagu adkeenayo

0
Foto: Jonas Ekströmer / TT

Dowlada iyo Xisbiga SD ayaa ku heshiyay Heshiisyo lagu adkeenayo Qaxootiga ama Socdaalka Sweden heshiiska oo loo yaqaano (Tidöavtale).

Bisha December bilowgeeda ee dhamaadka Sanadkan ayaa lagu wadaa in Sharciyada Cusub la bilaabo kuwaasi oo adkeenaya laanta Socdaalka.

Heshiiska oo ka kooban Qodobo kala duwan waxaa kamid ah in la adkeeyo qaabka loo heli karo sharciga Deganaanshaha Rasmiga ee sweden.

Qofka heesta Sharciga Bini’aadantinimo in lagu adkeeyo sharuudaha lagu heli karo sharciga Degaanshaha rasmiga.

Dadka loo diidi karo Sharciga Deganaashaha rasmiga ayaa ka bilaabanaya da’da 18 ilaa 21 sano jir  marka la eego Sahrciga Yurub Sida ay sheegtay Maria Malmer Stenergard.

Heshiska oo ka kooban qodobo dhoor ah ayaa la filayaa in Barlamaanka la horgeeyo iyadoo kadib lasoo bandhigidoono.

Lasoco isagoo Faah-faahsan

Somaliska Stockholm

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here