Home Wararka Caalamka Faransiiska oo soo yareeyay Waqtiga Talaalka Saddexaad ee Corona

Faransiiska oo soo yareeyay Waqtiga Talaalka Saddexaad ee Corona

0
Foto: Fredrik Sandberg / TT

Maamulka caafimaadka Faransiiska ayaa hadda ku talinaya in dadka waaweyn ay qaataan qiyaasta saddexaad ee tallaalka covid-19 saddex bilood ka dib marka la siiyo duritaanka labaad. 

go’anka ayaa ka dhigan in Talaalka Saddexaad iyo midka labaad uu u dhaxeeyo mudo Saddex bilood ah.

Sababta ayaa ah in dowlada ay la dagaalameyso fiditaanka degdega ah ee kala duwanaanshaha omicron ee coronavirus, iyo daraasado muujinaya in saamaynta tallaalku si dhakhso ah hoos ugu dhaco omicron marka loo eego noocyada kale ee fayrasyada.

Khamiistii, Faransiisku wuxuu furay tallaalka carruurta ka weyn shan sano iyadoo goobaha wadanka laga bilaabay Talaalkaasi.

Dowlada ayaa dhanka kale Xayiraado gudaha ah soo rogtay mudada uu jiray Coronaha cusub.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here