Dowladda dalkaan Iswiidhan ayaa safiir cusub u magacoowday dalka Itoobiya. Safiirkan oo lugu magcaaabo Torbjörn Pettersson, ayaa dhawaan tegi doona caasimadda dalkaasi ee Addis Ababa.
Totbjörn Perstesson ayaa haatan ka howgla hey’adda horumarinta dibadda dalkaan u qaabilsan ee Sida. Wuxuu horey u ahaa safiirkii Iswiidhan u fadhin jiray magaalo madaxda Afgaanistaan ee Kaabuul, wuxuu sidoo kale xaghayahii gudiga kommishin-ka. Petersson ayaa sidoo kale wuxuu soo noqday danjirihii Iswiidhan ee u fadhin jiray magaaladda Daarusalaam ee dalka Taansaaniya. Bisha sibteember koowda ayuu qaban doonaa jagadda loo magacaabay.
Somaliska.com-Göteborg
Wararka kale ee Maanta
AD