Dowlada Sweden ayaa Dooneysa in guud ahaan laga Mamnuuco Iskuulada Telefanada Gacanta ee Ardayda Madama horey looga Mamnuucay xiliga Fasalka oo kaliya
Dowlada ayaa dooneysa in Baaritaan lagu sameeyo sidii loo fulin lahaa tilaabadaasi lagu Mamnuucayo Telefanada ay isticmaalaan ardayda.
Qaar kamid ay Maamulada Iskuulada ayaa soo dhaqeewayay Tilaabadan iyagoo u arka mid wax badan ka caawineysa ardayda heerkooda Waxbarshada.
Isticmaalka Telefanada Xiliga Fasalka ayaa Noqotay Dhibaato Xoogan oo wajahda Heerka Waxbarshada ee Ardayda.
Somaliska Stockholm
Wararka kale ee Maanta
AD