Home Wararka Caalamka Dowlada Scotland oo ku dhawaaqday Xiliga la Qaadayo Xayiraadaha ugu Danbeeyay

Dowlada Scotland oo ku dhawaaqday Xiliga la Qaadayo Xayiraadaha ugu Danbeeyay

0

Raiisel wasaare Scotland Nicola Sturgeon ayaa maanta ku dhawaaqday in dalku qaadi doono xayiraadaha haray iyo kuwa ugu dambeeya 9ka Ogosto.

Shuruudaha fogeynta bulshada ayaa kamid ah waxyaabaha la joojinayo, laakiin ilaalinta afka ayaa weli qasab ku noqon doonta meelaha cidhiidhiga ah.

Ku dhawaaqista maanta ayaa timid kadib markii ay dowladdu qiimeysay tirakoobyadii ugu dambeeyay oo muujinaya in faafitaanka caabuqa uu sii yaraanaayo.

Qaar kamid ah Wadamada Yurub ayaa bilaabay joojinta xayiraadaha adag ee wadanka ka jiray.

Somaliska Scotland

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here