Home Wararka Caalamka Dowlada Germalka oo u baahan 1 Milyan oo Qaxooti

Dowlada Germalka oo u baahan 1 Milyan oo Qaxooti

0

Dowlada Germalka ayaa u baahan hal Malyan oo Qaxooti ah kuwaasi oo daboolaya Baahida ka taagan Dalkaasi ee dhanka Shaqaalaha.

Madaxa Macadka Kiel Institute for the World ayaa Sheegay in ay jirto Baahi weyn oo loo qabo Shaqaale Ajaanib ah isla markana loo baahanyahay in 1 Milyan oo Ajaanib ah loo soo jiido Germalka ama loo fududeeyo.

Schularik oo la hadlay Joornalka Rheinische Post ayaa Carabka ku adkeeyay Baahida loo qabo Qaxooti gaaraya hal milyan si loo fududeeyo Culeeska ka jira dhanka baahida Shaqada ee Germalka.

Qiyaastii laba toddobaad ka hor, baarlamaanka Jarmalku wuxuu ansixiyay sharciga cusub ee socdaalka, kaas oo ujeedadiisu tahay in lagu dhiirri-geliyo shaqaalaha xirfadda leh ee ka baxsan Midowga Yurub inay yimaadaan Jarmalka, iyo sidoo kale in la siiyo fursado magangalyo-doon ah kuwa horeba u joogay waddanka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here