Home Wararka Caalamka Dowlada Germalka oo kala Wareegtay UK Xaruumaha Qaxootiga ee Rwanda

Dowlada Germalka oo kala Wareegtay UK Xaruumaha Qaxootiga ee Rwanda

0

Sida ay qorayaan warbaahinta Germalka Dowlada dalkaasi ayaa la wareegtay Xaruumaha Qaxootiga ee dowlada UK ka dhistay Dalka Rwanda.

Germalka ayaa qorsheenaya in Qaxootigiisa uu u raro dhanka Rwanda si ay halkaasi Qaxootiga ugu soo kala saartay kuwa xaqa u leh sharciga iyo kuwa kale.

Uk ayaa Xaruumo ka dhistay Dalka Rwanda kuwaasi oo loogu tala galay Qaxootiga inkastoo uu sharcigaasi socon waayay kadib dhaleeceyn xoogan oo loo jeediyay.

Germalka ayaa hada qorsheenaya in xaruumahaasi uu la wareego una isticmaalo qaxootiga iska dhiibo dalkaasi.

Denmarka ayaa horay u sameesay Qaxootiga la geenayo wadan aan aheyn wadanka ay iska dhiibeen iyadoo ku guuleysatay arintaasi.

Somaliska Uk

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here