Home Wararka Caalamka Donald Trump oo ku Celiyay Qorshaha Mareykanka ee Jasiirada Gareeland

Donald Trump oo ku Celiyay Qorshaha Mareykanka ee Jasiirada Gareeland

0
President Donald Trump speaks from the Oval Office of the White House as he gives a prime-time address about border security Tuesday, Jan. 8, 2018, in Washington. (Carlos Barria/Pool Photo via AP)

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii mar kale ku celiyay in Mareykanku uu qasab ku yahay inuu hubiyo gacan-ku-haynta Greenland, isaga oo ku sababeeyay arrintan amniga qaranka, sida ay qortay Reuters.

Khudbad uu ka jeediyay Florida Isniintii, Trump wuxuu sheegay in danaha Mareykanka ee jasiiradda aysan inta badan ku salaysnayn macdanta muhiimka ah, balse ay tahay arrin istiraatiiji ah oo lagama maarmaan u ah amniga Mareykanka.

Hadalkaas ayaa yimid maalin kadib markii Trump uu u magacaabay guddoomiyaha Louisiana, Jeff Landry, inuu noqdo ergaygiisa gaarka ah ee Greenland.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here