Dilkii gabar 17 jir ah ayaa buuq ka dhaliyay Jarmalka. Warbaahinta Jarmalka ayaa sheegtay Isniintii lasoo dhaafay in baarayaasha ay heleen meydka gabadha shan maalmood kadib markii la waayay.
Booliska ayaa ku dhawaaqay in la xiray 35 jir looga shakisan yahay dil. Halka ay warbaahintu sheegtay in uu u dhashay Suuriya. Sida uu sheegay TV-ga Suuriya.
Gabadha ayaa lagu waayay magaalada Asburg galabnimadii talaadada todobaadkii hore mana aysan ku laaban waalidkeed. Booliska ayaa gabadha ku baadigoobayay diyaarad helicopter ah, diyaarado aan duuliye lahayn iyo eeyo wax uriya.
Baarayaasha ma aysan sheegin halka meydka laga helay. Xaaladda dhimashadeeda weli lama shaacin waxaan jira dood ka taagan arintan..
Wararka kale ee Maanta
AD