Home Wararka Caalamka Dibad-baxyo Careysan oo Gudaha u galay Jaamacada Gotenborg

Dibad-baxyo Careysan oo Gudaha u galay Jaamacada Gotenborg

0

Wararka Laga Helayo Jaamacada Gotenborg ayaa sheegaya in Koox Dibad-baxyo oo ka Careysan Xaalada Falastiin ay gudaha u galeen Jaamacada.

Dibad-baxyo ayaa ku Aruuray Qolka lagu qabto Shirarka ee Jaamacada sida uu ku waramayo Joornalka DN.

Booliska Gotenborg oo soo faragaliyay Dhacdada ayaa kulan la qaatay Kooxdan waxa suura gashay in laga saaro dhismhaha Jaamacada.

Sida uu sheegay Booliska Qof kamid ah Kooxdan oo ka amar diiday Booliska ayaa loo qaaday Xabsiga.

Qeybo kamid ah Sweden waxaa ka socda Banaan-baxyo looga soo horjeedo Israel.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here