Home Wararka Caalamka Daraasad cusub: Kaniiniga Paracetamol Waxa uu Dhibaato u geystaa maskaxda

Daraasad cusub: Kaniiniga Paracetamol Waxa uu Dhibaato u geystaa maskaxda

0

Paracetamol-ka loo isticmaqlo xanuun-jebinta wuxuu carqaladayn karaa korriinka maskaxda iyo awoodaha, sida ay muujisay daraasad cusub oo lagu sameeyay jaamacadda Uppsala.

Daraasada inta ay socotay ayaa toban sano jir lagu siiyay kaniiniga paracetamol, waxaa lagu ogaaday in ay Hormarka shaqada maskaxda ee horumarsan ay liidatay,  Upsala nya tidning ayaa qortay.

Paracetamol waa walxaha firfircoon ee dawooyinka  xanuunkana baabi’iyaha sida Alvedon, Panodil iyo Pamol waxaana daraasadihii hore ee 2014 lagu muujiyey inay saameyn ku yeeshaan xusuusta iyo barashada si aad ah.

Si kastaba ha ahaatee, cilmi-baarayaashu ma arkaan sabab ay ugala taliyaan paracetamol-ka xilliga uurka ama dhallaanka dhasha sababtoo ah khataraha jira.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here