Dowlada Dalka France ayaa sanadkii 2010 si rasmi ah u mamnuucday Niqaamka ama Indho-shareerka.
tan iyo Xiligaasi waxaa la ganaaxay labo hawyn ah kuwaaasi oo xirtay indho shareer sanadkii 2012.
Hay. ada u dooda Xaquuqda aadanaha ayaa France ku dhaleeceysa Haweenka lagu Ciqaabo xirashada Niqaamka waxana warbixinta lagu sheegay in Haweynka Xaquuq leeyihiin.
Dalka France ayaa ahaa dalkii ugu horeeyay ee Mamnuuca indho-shareerka lakin hada waxaa soo raacay wadama Denmark, Austria iyo Belgium.
Wararka kale ee Maanta
AD