Dalalka Midowga Yurub badankooda ayaa bilaabay inay Dadka ku gaxaan Xarfaha Z iyo V kuwaasi oo lagu Qoray Gawaarida ay wataan ciidanka gudaha u galay dalka Ruushka.
Wadamada Qaar ayaa bilaabay in Xarafkaasi qofka lagu arko uu la kulmayo lacag ganaax oo kumanaan dollar gaareysa.
Meelaha sida aadka looga dareeay waxaa kamid ah Dalka Germalka oo Dowlada ay sheegtay in ganaax lagu ridayo qof walbo oo lagu arko isticmaalka Xarfahan.
Ruushka ayaa dagaal ku qaaday dalka Ukraine isagoo gawaarida uu wato ku qoray labo xaraf oo kala ah Z iyo V.
Wararka ugu danbeeyay ee maanta laga helay dagaalka ayaa sheegaya in Ruushka uu goobaha qaar ka joojiyay dagaalka si dadka loogu daad gureeyo.
Wararka kale ee Maanta
AD