Thursday, September 18, 2025

Sweden oo diideysa Dalabka Madaxweyne Erdogan ee Muwaadiniinta Turkiga

0
Ilaha uu helay wargeyska Aftonbladet ayaa sheegaya in dowladda Sweden ay diidi doonto codsiga Turkiga ee ah in 7 muwaadiniinteeda ah loo soo gacan...

Barlamaanka Sweden oo diiday in wax laga badalo Xeerarka Dugsiyada Madaxa Banaan

0
Baarlamaanka dalka Iswiidan ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku diiday soo jeedintii dowladda ee ahaa in wax laga beddelo sharciyada dugsiyada madaxa bannaan.   Inta...

Dooda Barlamaanka ee Xisbiyada Sweden oo ku soo dhamaatay Khilaaf Xoogan

0
Ra’iisul wasaare Magdalena Andersson ayaa ku baaqday in la iska kaashado lana ixtiraamo arimaha siyaasadeed. "Dhammaan inta aan Sweden jecel nahay waa in aan...

Midowga Yurub oo Ansixinaya Sharci Cusub oo Sweden kasoo horjeedo

0
Inkastoo Sweden ay aad uga soo horjeedaan, haddana waxay u badan tahay in Midowga Yurub toddobaadka soo socda uu qaato hindise ku saabsan mushaarka...

Maalinta qaranka Sweden oo maanta ku beegan

6
Maanta waa maalinta Qaranka Sweden (Sveriges nationaldag). Guud ahaan wadanka ayaa laga dhigayaa xaflado lagu maamuusayo maalintaan iyadoo soomaalida sweden ku dhaqan ay ka qeyb...

Andersson oo booqasho ku tagtay Markabka Mareykanka ee ku soo xirtay Stockholm

0
Ra'iisul Wasaaraha Magdalena Andersson (S) iyo Annie Lööf (C) ayaa maanta si wadajir ah u booqday markabka Mareykanka ee USS Kearsarge, kaas oo dhowr...

Sharciyo Cusub oo Sweden ka Dhaqan-galay, Waalidka oo Caruurta ka celin karin Sinada iyo...

0
Waxaa 1da Juun 2022, Sweden ka dhaqangalay sharci cusub oo lagula dagaallamayo wax lagu sheegay “Cadaadiska Sharafta” (Hedersförtryck), kaasoo lagu mutaysan doono xabsi u...

Digniin: Ninka ugu Qatarta badan Norway oo Xabsiga ka Baxsaday, Sweden oo uu ku...

0
Booliska hore ee loo xilsaaray dabagalka waxa loo arko “Ninka ugu halista badan Norway” ayaa filayey in ninkan uu ku dhuumanayo guri ku yaala...

War Muhiim Ah: Booliska Sweden oo bixinta Basaboorka War kasoo saaray

0
Booliska Sweden ayaa shaaca ka qaaday in dib loo bilaabayo howsha bixinta baasaboorka kadib markii ay dib u habeyn ku sameeyeen qalabka lagu bixiyo baasaboorka ee dalka...

Barlamaanka Sweden oo Sharci Cusub Ansixiyay Maanta

0
Baarlamaanka dalka Sweden ayaa isku raacay in sare loo qaado da’da hawlgabka ee dalka. Laga bilaabo sanadka soo socda ee 2023, qofku waa in uu gaadhay da'da 66 si...