Heerka shaqo la.aanta yurub oo hoos u dhacday sanadkan bilowday ee 2018..
Heerka shaqo la.aanta yurub oo hoos u dhacday sanadkan bilaabanaya..
Waxaa hoos u dhacay heerka shaqo la.anta wadamada yurub kuwaasi oo ka kooban ilaa 28...
Sweden yaa hogaaminaya Xisbiyada tartamaya Doorashada Sanadkan dhaceysa..
Meel waanagsan ayay mareysa doorashada la filayo in sanadkan dhamaadkiisa ka dhacdo Dalka Sweden kuwaasi oo xisbiyada qaarkood ay hogaanka u hayaan dhanka doorashada...
Sweden oo dib u dajin u sameesay 3,000 kun qaxooti ka yimid dalalka Greece...
sida ay ku warameyso wakaalada Socdaalka Dalka Sweden ee migrationsverket ayaa shaacisay in ay dib u dajin u sameesay ilaa 3,000 kun oo qaxooti ah...
Sweden Dadweynaha oo lagu amray in gawaaridooda uga tagaan Guryahooda,,
xaalada adag ayaa wali ka sii taagan koonfurta Dalka Sweden taasi oo ku aadan hawada wadanka oo aad u xun.
labo maalin kaliya waxaa dhacay...
Raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo shil ku galay Wadada E4..
Raisal wasaaraha Dalka Sweden Stefan Löfven ayaa shil ku galay wadada E4 isagoo ku sii socda Magaalada Upsalla oo khudbad ka jeedin lahaa.
sida uu ku...
Sweden Gobolada Koofurta Dalka oo Baraf iyo Qabow laga filayo maalmahan..
Gobolada Dalka Sweden gaar ahaan kuwa ku yaalla dhanka koonfurta magaalada ayaa laga filayaa baraf xoogan iyo qabow aan horay loo arag.
Ha.ayada Sweden u...
Akhriso Qaabka Cusub ee loo xareenayo Warqada Arbetsförmedlingen ee Xaadirinta Bisha..
Xafiiska Shaqada Sweden Arbetsförmedlingen ayaa bilaabay qaab cusub oo loo gudbinayo warqada loo yaqaano (närvaro) taasi oo laga dhigay qaab casri ah oo online...
Norway oo Qiimeneysa bilaabista Sharci kasoo horjeeda Caruurta loo diro Dugsi Quranka..
Dowlada Norway ayaa qorsheeneysa in ay bilowday sharci kasoo horjeeda caruurta markaasi loo diro quraanka kuwaasi oo ku sugan Dalka dibadiisa.
Qorshaha Dowlada ayaa yimid...
Sweden Kooxda skidskyttestafett ee ciyaarta Barafka oo ku guuleysatay Dahab,,
kooxda skidskyttestafett ee ku caanbaxday ciyaarta barafka ee toogashada iyo qori isku dhiibka ayaa ku guleesatay dahab cusub.
biladaasi ayaa ka dhigan in wadanka sweden uu...
Xisbiga Liberalerna oo soo bandhigay Qorshahooda ku aadan doorashada sweden ee Sanadkan..
Xisbiga Liberalerna oo kamid ah xisbiyada ku tartamaya doorashada ka dhaceysa dalka sweden dhamaadka sanadkan ayaa soo bandhigay qorshahooda ku aadan doorashada hadii la doorto...













