Laanta Socdaalka Sweden ee Migrationsverket oo sheegtay In Qaxootiga Dalka imaanayo uu hoos...
Qoraal la dhigay Barta Laanta socdaalka Sweden ay ku leedahay internetka ayaa lagu shaaciyay yaraanshaha Qaxootiga imaanaya Dalka Sweden ee la filayo.
Sadaasha la sameeyay...
Akhriso ulajeedka Sharciga Cusub ee la xiriira Qaxootiga guryaha la siinayo..
Sida shalay aan ku baahinay Somaliska Waxaa jira sharci cusub kaasi oo ula jeedkiisa uu yahay dib u dajinta loo sameenayo qofka lasiiyay sharciga...
Siyaasiga Lixaad oo ka baxay Xisbiga Cunsuriga ee Sverigedemokraterna..
Siyaasiga Jeff Ahl oo ka tirsanaa Xisbiga Cunsuriga ee Sverigedemokraterna ayaa iskaga baxay xisbigaasi.
Jeff Ahl ayaa Xisbiga waxaa uu u matalayay Barlamaanka Sweden waxana uu...
Xisbiyo kale oo ku biiray Mamnuucida Cabista Sigaarka ee Goobaha Muhiimka..
Dowlada Sweden ayaa dooneyaa in sharci daro lagu tilmaamo Cabista Sigaarka goobaha Muhiimka sida Banaanka goobaha la fadhiisto ,meelaha lagu sugo Basaska , goobaha...
Magaalada Malmö oo soo dhaweysay Sharciyo Cusub oo la xiriira Soo dhaweynta Qaxootiga..
Maamulka Magalada Malmö ayaa soo dhaweyay baaritaan lagu sameeyay qaabilaada iyo soo dhaweynta qaxootiga iska dhiiba magaaladaasi iyo qaabka loo siinayo guryaha.
Go.anka iyo Sharciyada...
Qaabkee ugu fudud ayaa ku baran karaa Luuqada Swedhishka ( Sverige Språk )
Luuqada Swedhishka waa mid kamid ah Waxyaabaha ugu muhiimsan ee ku dhisan nolosha qofka aadanaha marka uu joogo gudaha Dalka Swedhan.
Qofka hela Sharciga waxaa...
Sweden Tirada dadka u dhintay rabshadaha Awgeed oo korortay Sanadkii 2017..
Hay.ada ka hortaga Dambiyada dalka Sweden ee Brå ayaa soo saartay tirakoobka ay ku sameesay dadka dhintay sanadkii 2017 ee aan kasoo gudubnay.
Tirada dadka...
Magaalada Malmö Labo toogasho oo ka dhacday Xaafada..
Maalinta isniinta ee shalay waxaa Magaalada Malmö laga maqlay rasaas u muuqata toogasho taasi labo mar laga maqlay Magaalada.
Toogashada 1 aad ayaa dhacday abaaro...
Socialdemokraterna Mobileda oo laga Mamnuucayo Schoolada Waxbarashada Qaarkood..
Xisbiga Socialdemokraterna ayaa doonaya in iskuulada Qaarkood ee Dalka Sweden laga Mamnuuco isticmaalka Taleefanada.
Wasiirka Dhaqaalaha Magdalena Andersson iyo Wasiirka Tacliinta Sare iyo Waxbarashada Anna Ekström ayaa kasoo horjeeda mamnuucida...
Xisbi balanqaadkiisa ku soo bandhigay Mideynta Qoysaska kala Maqan iyo Qaxootiga..
Iyadoo ay dhoor bilood oo kaliya ay ka harsantahay Xiliga Doorashada Dalka Sweden ay dhacayso ayaa waxaa socda Soo bandhigida Xisbiyada Dalka ay ku...