Sawiro Dowlada Somaliya iyo Norway oo ka hadlay Arimaha Qaxootiga..
Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Gaanshaanle Sare Maxamed Aadan Koofi oo socdaal ku maraya dalalka Finland, Norway iyo Belgium ayaa magaalada...
Maxaa ku soo kordhay Qorshaha Sharciga lagu siinayo Caruurta kaligood Dalka iska dhiibay..
inkastoo dowlada Sweden gaar ahaan xisbiga talada dalka hogaaminaya uu sheegay in uu qaxootiga adkeenayo hadii uu doorashada ku guuleesto markale ayaa dhanka kale...
Canada oo hakisay Qorsho lagu celin lahaa Muwaadin Somaliya kasoo jeeda Asal ahaan..
Irshaad Maxamed Axmed ayaa ka badbaaday qorshe lagu soo masaafurin lahaa, kadib, markii ay Dowladda Kanada ku fashilantay inay isaga siiyaan Nuqul ka mid...
Sharciyo Cusub oo lagu kordhiyay imtixaanaadka iskuulada Sweden ee Dowlada..
Dowlada Sweden gaar ahaan laanta iskuulada ee Skolverket ayaa soo kordhisay sharicyo cusub oo ku aadan imtixaanaadka qaranka ee la qaado.
Sharciyada cusub ayaa yimid...
Raisal Wasaaraha Sweden oo difaacay go.anka Xisbigiisa ee Sharciyada Qaxootiga lagu adkeenayo..
iyadoo xisbiga socialdemokraterna uu dhawaan shaaciyay in uu adkeenayo arimaha soo galootiga ee dhanka qaxootiga ayaa arintaasi waxaa markale la waydiiyay Raisal wasaaraha sweden Stefan...
Booliska Sweden oo ka hadlay Go.anka Aadaanka loogu ogolaaday Masjid ku yaalla Magaalada Växjö..
Hay.ada booliska Sweden ayaa ka hadashey go.an la xiriira Booliska oo ogolaaday aadaanka in banaanka uga soo baxo masaajidyada ku yaalla Magaalada Växjö.
Shirka jaraa.id ayaa...
Sweden Aadaanka Salaada oo loo ogolaaday Masaajid ku yaalla Magaalada Växjö..
Masaajidka ku yaalla magaalada Växjö ayaa loo ogolaaday aadaanka salaada in kor loogu qaado iyadoo la isticmaalayo sameecado.
Booliska Magaalada Växjö ayaa go.ankaasi gaaray maana oo talaado...
Xisbiyada Sweden oo dood kulul loogu qabtay Talafashinka Dowlada ee SVT..
iyadoo ay soo dhowdahay doorashada dalka Sweden isla markana xisbiyada ku jiraan ololahooda dhanka doorashada ayaa dood adag waxaa loo qabtay xisbiyada ka jira...
Maxaa keenay Adkeynta Qaxootiga ee Xisbiga Socialdemokraterna soo saaray..
inkastoo siyaasada Qaxootiga dalka ay ku kala duwan yihiin xisbiyada dalka isla markana badankooda kasoo horjeedaan qaabilaada qaxootiga halka qaarkood wataan sharuudo adag oo...
Akhriso Qodobada lagu adkeenayo Qaxootiga ee Xisbiga Socialdemokraterna soo bandhigay..
Waxaa go.ano adag oo dhanka siyaasada qaxootiga soo bandhigay xisbiga Socialdemokraterna kaasi oo looga bartay horay mid ka duwan go.anada xisbiyada kale.
Raisal wasaaraha Sweden Stefan...