Dayax Madoobaadkii ugu Waqtiga dheeraa oo Xalay ka dhacay Caalamka..
Inta badan dunidda waxaa xalay laga Arkay dayax Madoobaad , waxaana la sheegay in uu yahay Midkii ugu dheeraa ee Adduunka soo mara sanadyadii...
Akhriso Nuucyada Caafimaad Xumada uu keeno Xanaaqa..
Wargayska la yiraahdo European Heart Journal baa cadadkiisii soo baxay 4 March 2014 ku soo saaray, cilmi baadhis ay sameeyeen cilmi baadhayaal ka hawl...
Kuleelkii ugu darnaa oo ka jira Guryaha Sweden Dowlada oo Codsatay..
Bisha July ayaa noqotay Bisha ugu kuleelka Badan Dalka Sweden taasi oo keentay in dadka qaarkood ay guryaha ku jiriwaayaan.
Kuleelka ayaa gaaray Xaraada 30...
Elin Ersson oo Joojisay Musaafurin lagu sameen Lahaa Odey u dhashay Dalka Afganistan..
Dhacdo layaab ah ayaa ka dhacay Dalka Sweden Gaar ahaan Caasimada Gotenburg kadib markii gabar u dhalatay Sweden ay hakisay Musaafurin lagu sameen lahaa...
Sweden oo Roob la Filayo dhamaadka Isbuucan isagoo ka da.idoona guud ahaan..
Mudo dhoor bilood oo Dalka Sweden ka jiray Koleel Xoogan waxaa hada la filayaa in uu bilowdo ama uu da.o roob guud ahaan...
Dowlada Sweden oo Sheegtay Goorta ay Shaqo Bilaabayaan Tareenada Stockholm City Station..
Mudo ayaa laga joogaa markii la hakiyay Tareenada Computerka ee ka shaqeeya Stockholm City Station.
Sida ay Shaacisay Dowlada gaar ahaa qeybta Gaadiidka waxaa dib loo...
Dowlada Italy oo Dakadaheda ka Xiratay Marakiibta soo badbaadiya Qaxootiga..
Badmaaxayaasha maraakiibta gacansiga Sweden iyo kuwa caalamka ayaa labaduba ka wel welsan go’aan Talayaaniga uu kaga xirtay dekadihiisa maraakiibta soo badbaadisa tahriibayaasha Afrika ee...
Raisal Wasaaraha Sweden oo gaaray goobaha ay ka socdaan Dabka Xoogan..
Raisal Wasaaraha Dalka Sweden Stefan Löfven ayaa gaaray Goobaha ay ka socdaal dabka gaar ahaan Deegaanada uu dabka ku sii fiday.
Stefan Löfven ayaa gaaray Deegaanka...
Sweden Shirkada Telia oo iibsatay Talafashinka TV4 iyo Talafashino kale oo muhiim ah..
Shirkada Telia oo kamid ah Shirkadaha dhanka Taleefanada mid ugu weyn isla markana ku caanbaxday iibinta Taleefanada iyo internetka ayaa hada waxay iibsatay mid kamid...
War deg deg ah Migrationsverketka oo Joojisay Sharciga Dugsiga sare ee dhawaan bilowday..
Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay hay.ada laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket waxaa la hakiyay sharciga Dugsiga sare ee dhawaan la bilaabay kadib markii...