War Cusub oo ku soo kordhay Taliyaaniga oo diiday Qaxootiga Africa..
kadib doorashadii ka dhacday dalka taliyaaniga waxaa isbadalay hanaanka qaabilaada qaxootiga dalkaasi sida soo dhaweynta qaxootiga dalkaasi ku gaara doonida iyo kuwa lasoo badbaadiyo.
dadkii...
Sharci Cusub oo isku Raaceen Xisbiyada isbaheystay ee Sweden..
Xisbiyada isbaheystay ee Dalka sweden ayaa isku raacay dhoor sharci kuwaasi oo ku aadan dhanka caruurta ajaanibta ah.
Xisbiyada ayaa doonaya in dhaman caruurta Qaxootiga...
Wiil 17 sano jir ah oo xalay lagu Dilay toorey Magaalada Uppsala..
xalay fiidkii waxaa magaalada Uppsala lagu dilay wiil dhalinyaro ah kaasi oo u dhintay dhaawac soo gaaray.
Wiilkaasi oo 17 sano jir ah ayaa lagu...
Xisbiga Moderaterka oo yareenaya Canshuurta laga qaado qofka Shaqeeya..
Xisbiga Moderaterka ayaa ka hadlay canshuurka leeska qaado dalka sweden taasi oo ah waxyaabaha dadka ugu badan dalka sweden ay ka cabanayaan.
ilaa sadax arin...
Xalay oo gawaari kale lagu gubay Caasimada labaad ee Göthenburg
Xili dhoor habeen kahor gawaari lagu gubay xaafado ka tirsan Gothenburg ayaa dhanka kale waxaa isla xalay la gubay kuwa kalle.
Ilaa 2 gaari ayaa...
Nin lagu eedeeyay in uu Hanjabaad u diray Raisal Wasaaraha Sweden iyo Wasiiro kale..
Nin ayaa lagu eedeeyay in uu hanjabaad u diray Raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfen iyo siyaasiyiin kale oo Swedhish ah.
Ninkaan ayaa u diray masuuliyiinta...
Tirada Dadka loo xiray 80 gaari oo lagu gubay Caasimada Göteburg..
waxay aheyd weerar lagu qaaday gawaari badan oo la dhigtay goob lagu baakimo gawaarida halkaasi oo lagu gubay kadib markii la jabiyay gawaarida isla...
Sweden Dadka ku sugan Dalka Dibadiisa oo bilaabay Codeynta Doorashada..
waxaa si rasmi ah u bilaabaneysa 9 bisha Semtemper doorashada Barlamaanka Dalka sweden oo ay codkooda dhiibanayaan muwaadiniinta reer Sweden.
Dad badan oo ku sugan...
Sweden oo Magdhow siisay gabadh diiday in ay salaanto Nin ka qaadayay Wareysi Shaqo..
Gabadh muslim ah oo u dhalatay dalka Sweden ayaa ku guulaysatay magdhow kadib markii waraysi ay shaqo u galaysay laga joojiyay markii ay diiday...
Dadka Sweden ku cusub qaarkood oo danbi loo galiyay qaab cusub..
dad ku sugan dalka sweden ayaa bilaabay in qaab cusub ay danbi u galiyaan dadka ku cusub dalka kuwaasi oo aan ogeen ama markaasi...