Sweden Dadka ku sugan Dalka Dibadiisa oo bilaabay Codeynta Doorashada..
waxaa si rasmi ah u bilaabaneysa 9 bisha Semtemper doorashada Barlamaanka Dalka sweden oo ay codkooda dhiibanayaan muwaadiniinta reer Sweden.
Dad badan oo ku sugan...
Sweden oo Magdhow siisay gabadh diiday in ay salaanto Nin ka qaadayay Wareysi Shaqo..
Gabadh muslim ah oo u dhalatay dalka Sweden ayaa ku guulaysatay magdhow kadib markii waraysi ay shaqo u galaysay laga joojiyay markii ay diiday...
Dadka Sweden ku cusub qaarkood oo danbi loo galiyay qaab cusub..
dad ku sugan dalka sweden ayaa bilaabay in qaab cusub ay danbi u galiyaan dadka ku cusub dalka kuwaasi oo aan ogeen ama markaasi...
Galbeedka Sweden oo lagu gubay Gawaari iyo Dad loo xir xiray dabkaasi..
habeenka talaadada waxaa weerar loo adeegsaday dab lagu qaaday dhoor gawaari oo taalla goob lagu baakinto gawaarida halkaasi oo lagu gubay.
Dhacdadaasi ayaa ka dhacday...
Somalida Dalka Sweden oo isku diyaarineyso doorashada bilaabaneysa Dhawaan..
Waxaa lagu jiraa maalmihii u danbeeyay ee isku diyaarinta doorashada la filayo in ay ka dhacdo Dalka kaasi oo loo tartamayo Barlamaanka.
Doorashada sweden ayaana...
Sweden Mobilkaga hore ee Qadiimiga oo lacag aad ku heleyso..
Sweden oo kamid ah wadamada Qaarada Yurub ayaa lacag waxaa lagu helaa Caagadaha la tuuray iyo sidoo kale biraha la isticmaalay.
Lacagta laga helo ayaana...
Xasuus Layaab ah oo loo sameeyay Eric Torell oo lagu toogtay Caasimada Stockholm..
Waxay aheyd toogasho layaab ah oo dad badan oo reer Sweden ah ay layaabeen kadib markii Booliska Sweden toogteen Eric Torell oo ahaa qof xanuunsan.
Eric...
Wasiirka Socdaalka Sweden oo la Waydiiyay go.anka Maxkamadaha ku diideen sharciga Dhalinyarada ee Dugsiga...
Dood ayaa wali ka taagan Sharciga waxbarashada Dugsiga sare oo dhawaan Barlamaanka Ansixiyay lakin Maxkamadaha Dalka ay diideen.
Sharciga ayaa lagu heestaa in uu ku...
Booliska Sweden oo toogasho ku dilay Wiil Madaxa looga jiro oo sitay Qori Faalso...
Booliiska Sweden ayaa toogasho ku dilay wiil qori macmal ah ku dhex watay magaalada Stockholm, wiilkaas ayaa ahaa dadka baahiyaha gaarka ah qaba, waxaana...
Kamuunka Stockholm oo bixinaya Dawo loogu tala galay Variska HIV-Aidska..
Bulshada ku nool Caasimada Sweden ayaa heli kara Daawo loogu tala galay Kahortaga Variska Dhaliya Cudurka HIV-Aidska sida uu shaaciyeen Golaha Deegaanka.
Dawada ayaana guud...