Sunday, October 12, 2025

Macaliminta Wax ka dhigta Xaafadaha Ajaanibta oo la sheegay in aysan laheyn Aqoon buuxda..

0
Sida uu sheegay raadiyaha Dowlada Sweden Macaliminta wax ka dhigta nawaaxiga dadka faqiirka ayaana laheyn aqoon dhameestiran oo dhanka waxbarashada. kala bar Macaliminta wax ka...

Waxbarashada Dadka Weyn ee Komvux oo la sheegay in Isbadal looga baahan yahay..

0
baritaan lagu sameeyay Waxbarashada heerka dadka waaweyn ayaa lagu sheegay in badal looga baahan yahay. koox baaritaan ku sameesa dhanka waxbarashada ayaa baaritaan ay ku...

Habeenkii xalay oo lagu gubay 13 Gaari Magaalada Västerås ee Dalka Sweden..

0
inta lagu guda jiray xalay saqdii dhexe ayaa la gubay dhoor gaari oo taalay goob la dhigto gawaarida oo ku taalla magaalada Västerås. Tirada Gawaarida...

Haweneydii Caanka Aheyd Margit Sandemo oo ku geeriyootay 94 sano jir..

0
Margit Sandemo oo aheyd haweney caan ah kuna caan baxday dhanka qoraalka ayaa geeriyootay iyadoo jirta da.da 94 sano jirka ah. Haweeneydan ayaa kasoo jeeda...

Xisbiga Centerpartiet oo sheegay in uu simayo Mushaharka Haweynka iyo Raga..

0
xisbiga Centerpartiet ayaa sheegay in uu sameenayo cadaalad ku aadan dhanka haweenka iyo raga ee mushaharka ay qaataan. Hogaamiyaha xisbiga ayaa sheegtay in raga iyo dumarka...

Meydka Haweeney dhimatay oo laga helay guri ku yaalla Gotenburg..

0
Meydka haweeney dhimatay isla markana loo shakinsan yahay in la dilay ayaa laga helay guri ku yaalla xaafa Gårdsten ee Caasimada Gotenburg. Sida booliska uu sheegay...

Xisbiga Socialdemokraterna oo been ka faafiyay Labada Xisbi ee Moderaterna iyo Sverigedemokraterna.

0
sadax siyaasi oo ka tirsan Xisbiga Socialdemokraterna kana soo galay dhanka Golaha Deegaanka ayaa been ka faafiyay kabo kamid ah Xisbiyada Dalka ee kala ah Moderaterna...

Xisbiga socialdemokraterna oo badalaya Sharciga ( LSS) ee lagu Caawiyo Dadka Cuuryaanka ..

0
inkastoo u muuqato mid lagu soo jiidanayo doorashada hadana xisbiga socialdemokraterna waxa uu sheegay in uu wax ka badalayo sharciga LSS ee caawinta dadka...

Xisbiga Sverigedemokraterna oo Shaqada ka joojiyay Siyaasiyiin badan oo Xisbiga ka tirsan..

0
Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa labo kamid ah siyaasiyiin xisbiga ka joojiyay shaqada halka uu 7 kale uu hakad kaga sameeyay shaqadooda. Siyaasiyiinta Shaqada laga joojiyay ayaa...

Xisbiga moderaterka oo u balan qaaday lacag dheeraad ah Daryelka Dadka xanuunsan..

0
Xisbiga moderaterna ayaa balan qaaday lacag dheeraad ah oo lagu caawinayo dadka xanuunsan ee u baahan daryeelka. Lacagta ayaa si gooni ah loogu caawindoonaa dadka...