Monday, October 13, 2025

Ku dhawaad 5 Kalkaaliso oo joojiyay Shaqadooda isbitaalka Degmada Ystad.

0
isbitaalka Degmada Ystad waxaa soo foodsaartay kalkaaliso la.an kadib markii ay shaqada joojiyeen ku dhawaad 5 kalkaaliso oo isbitaalka ka shaqeenayay. Sababta ay kalkaalisooyinka u joojiyaan...

Leila Ali Elmi oo la kulmeysa Dhaleeceen ku aadan Muuqaal ay ku baahisay internetka.

1
Leila Ali Elmi ayaa noqotay gabar somaliyed oo ku biirtay barlamaanka Sweden iyadoo kasoo gashay dhanka xisbiga  Miljöpartiet. Xidhibaanada ayaana lagu dhaceeleeyay muuqaal ay ku baahisay...

Hay.ada Canshuurta Sweden skatteverket oo sheegtay in Lacag badan la lunsaday.

0
sida ay sheegtay ha.yada canshuuraha sweden ee skatteverket waxaa la lunsaday lacag tiro badan kuwaasi oo badankooda ka dhacay galbeedka Sweden. Hay.ada ayaa sheegtay in lacagta...

Dab ka kacay Guri ku yaalla Xaafada Tensta ee Caasimada Stockholm.

0
Guri ku yaalla xaafa Tensta ayaa dab ka kacay Fiidnimadii Caawa halkaasi oo dadkii ku sugnaa xaafada si deg deg ah uga baxeen. Dabka ayaa...

Toogasho ka dhacday Magaalada Örebro oo lagu dhaawacay labo qof.

0
labo toogasho ayaa ka dhacday magaalada Örebro gaar ahaan dhinac Markbacken  toogashadaasi oo lagu dhaawacay labo qof oo sida la shegay booliska horay u yaqaaneen. toogashada ayaa...

Malmö Booliska oo raadinaya Muuqaal laga duubay 21 sano jir lagu dilay magaaladaasi.

0
4 bishan Septemper waxaa magaalada Malmö lagu dilay wiil 21 sano jir ah kaasi oo dhoor rasaas lagu dhuftay waxana dilkiisa laga duubay muuqaal. Booliska...

Xisbiyada isbaheestay ee Alliancen oo Socialdemokrterna ka diiday wada Hadal.

0
Barlamaanka Cusub ee Sweden ayaa lagu wadaa in loo doorto Afayeenka Barlamaanka taasi oo shaqo muhiim ah. Raisal wasaaraha Sweden Stefan Löfen ayaa doonaya in...

Norway Nin asal ahaan Qaxooti ahaa oo Labo Qof ku dilay magaalada trondheim.

0
habeenkii xalay waxaa dhacdo xanuun badan ka dhacday magaalada trondheim ee norway halkaasi oo lagu dilay labo wiil oo kasoo jeeda Dalka Afganistan. ninka geestay weerarkaasi...

Nyköping Xisbiyada oo Migrationsverket ugu baaqay in Shaqada laga joojiyo Jessica Ohlsson.

0
Magaalada Nyköping Xisbiyada Dalka sweden ee ku jira kamuunkaasi ayaa Laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket ugu baaqay in shaqada laga joojiyo Jessica Ohlsson. Jessica Ohlsson oo...

Daawo Muuqaal laga diyaariyay Xaafada Rinkeby hooyooyinka ku sugan oo Xiliga habeenki ka shaqeya.

0
Mid kamid ah Tafashinka ugu weyn caalamka ayaa muuqaal ka diyaariyay hooyooyinka ku sugan Xaafada Rinkeby kaasi oo ku aadan xiliga habeenki ay wareegeen...