Saturday, January 3, 2026

Sweden Macalimiinta oo helaya Caawin dheeraad ah

0
Macalimiin badan oo wax ka dhiga dalka Sweden ayaana heysan caawin dheeraad ah marka ay ku suganyihiin iskuulka isla markana ay wax barayaan ardayda...

Sharci Cusub Afar Sano oo xabsi ah Qofka iibsada guri kiro ah hyreskontrakt

0
Dad badan oo ku sugan Dalka Sweden ayaa helay guryo kiro ah kuwaasi oo shirkadaha guryaha ka kireesta lakin marka ay guriga helaan kadib...

Dowlada Sweden oo 340 million ku Maalgalineysa Shaqooyin badan

0
labada xisbi ee Moderaterna iyo Kristdemokraterna ayaa ku guuleestay miisaaniyada dowlada kadib markii ay ku guuleesteen codeenta Barlamaanka ee dhanka miisaaniyada dowlada. xagaaga ayaa lagu...

Kuleelka Sweden oo kordhaya Xili Qabowga uu yaraanayo marka loo eego Wadamada kale ee...

0
Kuleelka ka jira Dalka Sweden ayaa si dhaqso ah u sii kordhaya marka loo eego wadamada kale ee ka tirsan Yurub laga soo bilaabo...

Qof lagu Toogtay Caawa Xaafada Rinkeby ee Caasimada Stockholm

0
Fiidnimadii Caawa ayaa qof lagu toogtay banaanka hore ee Xaafada Rinkeby kaasi oo noqday dhaawac sida ay muujineyso warbixin uu helay joornalka Aftonpladet. Qofka la...

Sharci Cusub oo lagu adkeenayo Khaadashada Basaboorka iyo ID Sweden oo bilaabanaya 1 April

20
Wixii ka danbeeya 1 april waxaa isbadal ku dhacayaa hanaanka qaadashada basaboorka Weyn iyo sidoo kale ID qaranka waxana isbadalka uu khuseeyaa qaabka loo...

Sweden oo Fududeneysa Sharuudaha Sharciga Aabo Noqoshada looga baahanyahay

0
Dowlada Sweden gaar ahaan Gudiga Midowga Madaniga ayaa dhawaan fududeenaya sharciga dhigaya in uu qofka noqdo aabo isagoo aan guur soo marin taasi oo...

Wadamada Yurub oo laga hadal hayo Tahriibayaal Afduubtay Markabkii soo badbaadiyay

0
Ciidamada jasiiradda Malta ayaa gacanta ku dhigay markab ah kan shidaalka xambaara oo ay afduubteen dad tahriibayaal ah oo badda laga soo badbaadiyay iyaga...

Arbetsförmedlingen oo soo jeediyay in la xiro 130 Xaruumood oo furan

0
Qoraal saxaafadeed uu soo bandhigay dhowaantan xafiiska shaqada ee magaciisa loo soo gaabiyo AF ayaa lagu soo jeediyay in si tartiib tartiib ah albaabbada...

Dowlada Sweden oo joojineysa Sharciga Cusub ee Quseeya Argigixisada.

0
Dowlada Sweden ayaa joojineysa Sharciga Cusub ee Quseeya Argigixisada kaasi oo dhigaya in ay Mamnuun tahay Taageerida ama ku biirida Kooxaha Argixisada ee Caalamka...